Maxay tahay sababta somalidu isu dhegaysan weyday.

 Waxa sabab  unoqonkara ama loo badinaya sidaa lagu daraaseeyeey maqaaalo badan oo aay qoreen webseityada caalamku inay aaminsan yihiin weli dhaqanki jaahiliga ahaa ee ay aaminsanaayeen dadki ka 

horeeyey illaa 200 Sano laga joogo waxa inta badan jiri jirey in laysmaqlo mar haday reero simin yihiin inaaney iska amar qaadan marka laga tago suldaan malaaq ama ugaas gaar u aha cida markaas uun mooye

.

waxa shabeel lagu  masaaley sida dadka soomalidu isugu sheegaan xayawaanka iyago isku sheegaya midkastaba xayawaanka ugu wacan sidu qabo



Comments